Madaxweyne kuxigeenka Puntland weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa shaaca ka qaaday in waqtigooda uu dhamaaday golihii la magac baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Camey ayaa sheegay in Golaha Iskaashiga uu meesha ka baxay ayna isugu soo hareen xubno kooban oo haraadi ah, kadib markii ay golahaasi isaga baxeen Maamulada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed. ”Nimankii … Continue reading Madaxweyne kuxigeenka Puntland weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada